Wednesday, April 29, 2026

Wafdi ka socda DF oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya Turkiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaasi oo uu kaga qeybgalayo meertada 51aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).

Shirka oo furmaya maanta oo Sabti ah, ayaa diiradda lagu saarri doonaa xoojinta howl-qabadka wadajirka ee islaamka iyo isku-dubbaridka ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka. Waxaa sidoo kale lagaga wada hadli doonaa xaaladaha muhiimka ah ee gobolka iyo caalamka ee saamaynta ku leh dunida Islaamka.

Jamhuuriyadda Turkiga ayaa martigelinaysa kulanka si ay u garab istaagto dadaallada OIC ee ku aaddan xoojinya midnimada dowladaha xubnaha ah iyo la tacaalidda caqabadaha wadaagga ah ee heer gobol iyo heer caalami.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo sheegtay in horjooge sare iyo xubno kale lagu dilay G/Sh/Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal iyo duqeymo ka...

Janan oo abaabul ciidan ka wada Beledxaawo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Jubaland,...

Wafdi ka socda Q.M oo gaaray Baydhabo

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Mucaaradka iyo Xubnaha Beesha Caalamka oo ka sharaya arrimaha doorashooyinka

Kulanka muhiimka ah ee u dhexeeya Golaha Mustaqbalka Soomaaliya...

Pakistan oo cadaadis diblumaasiyadeed saaraysa sii deynta badmaaxayaal lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

Dowladda Pakistan ayaa xoojisay dadaallada diblumaasiyadeed iyo kuwa badeed...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles