Tuesday, August 18, 2026

Mareykanka oo dhaqaale ku taageeraya Hay’ad gargaar oo ka howlgasha Gaza

Maraykanka ayaa sodon milyan oo dollar oo dhaqaale ah siin doona Hay’adda Gargaarka ee Gaza, oo ah hay’ad lagu muransan yahay oo ay taageeraan Maraykanka iyo Israa’iil.

Hay’adda ayaa lagu wadaa inay gargaar gaarsiiso dadka reer Qasa.

Waa deeqdii ugu horreysay ee Maraykanku si toos ah u siiyo hay’adda.

GHF oo ay taageerayaan qandaraasleyaal hubaysan oo Maraykan ah iyo ciidamada Israa’iil ah, ayaa ka shaqaynaysay marinka laga soo bilaabo dhammaadkii bishii May, ka dib kow iyo toban toddobaad oo ay Israa’iil xannibtay gargaarka.

Qaramada Midoobay ayaa waxay sheegtay in in ka badan afar boqol oo falastiiniyiin ah ay dileen millatariga Israa’iil toddobaadyadii la soo dhaafay, xilli ay isku dayayeen inay cunto ka soo qaataan goobihii lagu qaybinayey.

WARARKII KALE

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Taliska Danab ee Gaalkacyo

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan...

DF oo sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Sh/Dhexe

Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa xalay degmada...

Wadahadallada Janan iyo Jubbaland oo ka bilaabanaya Nairobi

Kulamo lagu dhameystirayo wadahadalladii maalmihii lasoo dhaafay u socday...

Markab Xamuul ah oo lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Markab xamuul ah ayaa Isniintii lagu afduubtay meel ka...

Waa sidee saaka Xaalada Baydhabo

Waxaa saaka degan xaaladda Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...

Erdogan oo door ka qaadanaya joojinta colaadda Iran iyo Mareykanka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefanka kula...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles