Ciyaaryahan Diogo Jota oo geeriyooday

Weeraryahankii kooxda Liverpool Diogo Jota ayaa la shaaciyay in uu geeriyooday.
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters ciyaaryahanka ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay meel u dhaw magaalada Zamora ee ku taal waqooyi-galbeed ee dalka Spain, sida uu sheegay TV-ga qaranka Spain oo soo xiganaya dab-damis maxalli ah.

Warkan naxdinta leh ayaa imaanaya laba toddobaad uun ka dib markii Jota uu guursaday saaxiibtiis muddada dheer Rute Cardoso.

Jota ayaa Liverpool kaga soo biiray Wolverhampton 2020 isaga lagu soo iibsaday lacag dhan 44.7 milyan euro.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles