Monday, September 1, 2025

Madaxweyne Deni oo sheegay in dad xun aysan waxba u dhimi karin maamulka Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qaybgalay kulan lagub dhiirigelinayo doorkii ay haweenka Puntland ka qaateen dagaalka Daacish ayaa faahfaahin ka bixiyey halka uu marayo hawlgalka Hillaac.

Madaxweyne Deni ayaa bulshada ugu baaqay inay laba indhood yeeshaan muddada ay socdaan hawlgallada lagu ciribtirayo kooxaha nabaddiidka ee Daacish iyo Alshabaab.

Deni ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in dadka intooda xun aysan waxba yeeli karin Puntland haseyeeshee loo baan yahay in bulshada il gaar ah ku hayso cidkasta oo doonaysa inay dibin-daabyeyso reer Puntland.

โ€œHawlgalkaas inta aan kujirno waxaa la rabaa inaan laba indhood yeelano, isha cadawga argagixisada iyo isha dadka raba inay Puntland dibin-daabyeeyaan, dad xun waxba ma yeeli karaan Puntland hadday waxkasta sameeyaan waayo dad wanaagsan ayaa kunoolโ€, Ayuu yiri Madaxweynaha dowladda Puntland.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles