Monday, August 17, 2026

Galmudug oo sheegtay in ay hayaan xogta dad ku howlan dhaca Shacabka

Waxaa xalay Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug  laga sameeyey howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga, kaasi oo uu hoggaaminayey Ku-simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, waxaana wehlinayey saraakiil ka tirsan laamaha amniga.

Howlgalkaan ayaa laga sameeyey qaar kamid ah xaafadaha magaalada iyo wadooyinka halbowleyaasha u ah isu socodka shacabka, iyadoo ujeedadiisu tahay ka hortagga kooxaha dhaca moobillada iyo kana shaqeynaya Qal Qal galinta Amniga magaalada.

Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, Guddoomiye ku-xigeenka degmada, ayaa sheegay inay hayaan xog sugan oo la xiriirta kooxaha ku hawlan dhaca shacabka.

Sidoo kale Waxa uu tilmaamay in tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo lagu helo falal amni-darro, isagoo xusay inay ka go’an tahay sugidda Amniga iyo xasilloonida magaalada.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles