Wednesday, June 24, 2026

Israa’iil oo duqeyn ku qaaday Dimishiq

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay qaadeen duqayn diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay ku qaadeen xarunta laga xukumo milatariga Suuriya ee Dimishiq.

Waxaa la sheegay duqaynta lagu ekeeyay halka laga soo galo xarunta, waxaa daba socday talaabooyin ka dhan ah rayidka Druze ee Koonfurta Suuriya.

Labadii maalmood ee u dambeeyay IDF ayaa qaaday duqayn dhanka cirka ah oo ay ku ekeysiiyeen ciidamada ammaanka Suuriya si ay u joojiyaan iskudhacyada gobolka Sweida ee ay ku badan yihiin bulshada Druze.

Ku dhowaad 250 qof ayaa lasoo sheegayaa in lagu dilay iskudhacyada. Israa’iil oo u aragta khatar dowlada Suuriya ayaa sheegtay inay raadinayaan difaaca rayidka bulshada Druze

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles