Sunday, August 31, 2025

Madaxweynaha Hirshabelle oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hayโ€™Adda Unicef (Sawiro)

Wafdi uu hoggaaminayo ku-simaha Madaxa Unicef ahna Madaxa barnaamijyada Naser Sayid ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee caasimada Dowladda Hirshabeelle.

Ugu horeyn masuuliyiinta Hayโ€™adda Unicef ayaa kormeeray Xarunta Caafimaad ee Kulmis iyo Isbitaalka Guud ee magaalada Jowhar.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ugu dambeyn xarunta madaxtooyadda ku qaabilay wafdiga Hayโ€™adda Unicef.

Ku-simaha Madaxa Hayโ€™adda Unicef Naser Sayid ayaa ku boogaadiyey Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle garab-istaaga bulshada nugul.

โ€œKaalin shaqo oo weyn ayaa ka dhaxeyso Hirshabeelle iyo Unicef, soo gaaristiina Jowhar ayaana ka turjumeyso.โ€ Waxaa sidaasi yiri Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle.

Madaxweynaha Cali Guudlaawe ayaa uga mahadceliyey Unicef iyo Hayโ€™addaha kale taageeradooda ku aadan shacabka Soomaaliyeed.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles