Saturday, April 25, 2026

Q.M oo ka digtay gaajo baahsan oo ka dillaacda Marinka Qasa

In ka badan 100 hay’adood oo caalami ah iyo ururrada ka shaqeeya arrimaha gargaarka ayaa ka digay gaajo baahasan oo ka dillaacda Marinka Qasa, iyaga oo ugu baaqay waddamadu in ay tallaabo qaadaan.

Ururka Dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF iyo hay’adaha Save the Children iyo Oxfam ayaa ka mid ah kuwa soo saaray bayaan wada jir ah oo arrimahan ay kaga hadlayaan.

Israa’iil oo iyadu maamusha dhammaan gargaarka galaya Marinka Qasa ayaa diidday bayaanka ay soo saareen hay’adaha gargaarka iyada oo ku tilmaantay boronbogaando loo samaynayo Xamaas.

Ma jiraan cunto ku filan oo taala Qaza, ”Dhakhaatiirta ayaa sheegay. ”Ma haysano wax caano carruurta ah, hooyooyinkoodna waxa ay badanaa yihiin kuwo nafaqo daro ay haysato aysana awood u lahayn inay sameeyaan naasnuujin. Marka saaxiib caalami ah isku dayo inuu keeno caanaha carruurta Qaza, masuuliyiinta Israa’iil ayaa la wareegaya.”

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Wasiiradda arrimaha dibadda ee Iran iyo Pakistan oo wadahadal yeeshay

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran ayaa saraakiil sare oo...

Taliyaha ciidamada xoogga oo gaaray degmada Xudur

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa...

Burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab shidaal oo laga leeyahay Pakistan

Burcadbadeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay afduubteen markab...

Trump oo sheegay in Hubka Nukliyeerka uusan u adeegsan doonin Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in uusan hubka...

Xog dheeraad oo laga helay dhalinyaro Soomaali ah oo ku geeriyooday Algeria

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa ku dhowaad...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles