Dagaal dib uga qarxay Beledxaawo

Wararka ka imaanaya  magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu markale  ka bilowday xaafado kamid magaaladaasi.

Ciidamo kala taabacsan Jubbaland iyo dowladda Federalka ayaa ku dagaalamaya gudaha magaalada,waxaana dagaalka uu ka socdaa nawaaxiga Xerada Ciidamada dowladda Federalka ee UK oo ku taala Xaafada Waaberi ee Beled Xaawo.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac ayaa jirto, inkastoo aan weli si rasmi ah loo ogaan karin.

Shacabkii deganaa degmada Beledxaawo  ayaa isaga Qaxay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles