DFS oo war ka soo saartay dagaalka ka socda Beledxaawo

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Guduha ee Dawladda Federaalka Soomaliya ayaa ka hadashay dagaalka maanta markale ka qarxay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo..

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay dagaalka waxaa ayna dagaalka ku eedeysay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

“Eedaysanuhu wuxuu markale colaad ka huriyay Gobalka Gedo isaga oo Maleeshiyaad ka amarqaata faray in ay weeraraan xaruumo Cidanka Qaranka iyo goobo shacbi ah Magaalada Balad-xaawa ee Gobalka Gedo Maanta oo Jimce ah.”ayuu lagu yiri qoraalka.

Sidoo kale bayaanka ayaa waxaa intaasi lagu daray “Wasaaradda Amniga iyada oo kaashanaysa Hay’adaha Sharciga waxeey la socotaa cidkasta oo ku lug yeelata danbiyada oo ku galayo magaca Shacaba Jubaland Eedaysanuhu iyada oo la diwaangaliyay shaqsiyaad kale oo qayb ka ah daadinta Dhiigga Muwaadininta iyo ku xadgudubka xuquugdooda.”

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles