Xisbiga Sheekh Shariif oo si adag ugu hadlay Xiisada ka taagan Beledxaawo

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku miijiyey sida uu uga xunyahay duulaanka dowladda federaalka Soomaaliya ay mar kale ku qaaday Jubaland, gaar ahaan gobolka Gedo.

“Xisbiga Himilo Qaran, wuxuu ka xunyahay islamarkaana cambaaraynayaa weerarrada is dabo-joogga ah ee Xukuumadda Federaalku ay ku hayso Dowladda Jubbaland, gaar ahaan kuwii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Beled-xaawo ee gobolka Gedo,” ayaa lagu bilaabay qoraalka Sheekh Shariif.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles