Wasiir Fiqi oo kulmay dhigiisa dalka Azerbaijan

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, ayaa Jimcihii magaalada Baku kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mr. Jeyhun Bayramov

Waxaa  uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga labada dal ee walaalaha ah.

Kulanka ayaa ahaa mid salka ku haya sidii loo dhisi lahaa hannaan wadajir ah oo looga gol leeyahay in sare loogu qaado iskaashiga iyo horumarinta danaha wadaagga ah ee labada dal.

Waxaa si qoto-dheer looga wada hadlay arrimo dhowr ah oo heer gobol iyo heer caalami ah oo khuseeya danaha labada dhinac sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibeda ee Somalia.

WARARKII KALE

Madaxa garsoorka Iran oo sheegay in dalkiisu doonayo inuu xiriirka Shiinaha ballaariyo

Gholamhossein Mohseni-Ejei, madaxa garsoorka Iran, ayaa sheegay in Jamhuuriyadda...

Trump: Waxaa laga yaabaa inaan dhawaan beegsanno Buurta Kalang

Donald Trump ayaa wariyeyaasha u sheegay Jimcihii in Maraykanku...

Masar oo Xiriirrada Soomaaliya iyo Yemen Xoojisay, si loo sii daayo 8 Badmaax oo Masri ah

Dowladda Masar ayaa sheegtay inay dib u xoojisay xiriirrada...

Deni iyo A/Madoobe oo cabsi soo wajahday kadib weerarkii Doolow

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in rajadii laga qabay...

Golaha Mustaqbalka oo si adag u Cambaareeyay weerarkii lagu Qaaday Hoyga Jeneraal Mahad

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii...

Wakiilada nabadda ee Trump ee la filayo inay toddobaadkan gaaraan Mosco iyo Kyiv

Wada-xaajoodayaasha Maraykanka ee Steve Witkoff iyo Jared Kushner ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles