Wednesday, June 24, 2026

Taliyasha Nabad Sugida Somalia & itoobiya oo Kulmay

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Salaad, iyo Taliyaha Sirdoonka dalka Itoobiya, Ridwaan Xuseen oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ayaa ka wada hadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka ah AS, xoojinta xiriirka labada hay’adood iyo iskaashiga amniga ee labada dal iyo guud ahaan gobolka.

Labada Taliye waxay isla qaateen muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga labada dal, si loo ciribtiro AS, kuwaas oo halis ku ah amniga Soomaaliya, Itoobiya iyo guud ahaan gobolka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Mareykanka oo shaaciyay inuu ku guuleystay tijaabadda gantaalka casriga ah ee Golden Dome

Maraykanku wuxuu markii ugu horreysay tijaabiyay nidaamka difaaca gantaallada...

Puntland oo Mamnuucday Hubka iyo Ciidamada Aan Ka tirsaneyn Nidaamka Maamulka

Maamulka Puntland ayaa ka digay waxa uu ku tilmaamay...

RW Xamsa oo gaaray Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb...

DFS oo waddo qorshaha doorashooyinka Galmudug iyo Xamse oo ku Wajahan Dhuusamareeb

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay dardar gelinayso...

Bariga Liibiya oo Xayiraad Kusoo Rogay Muwaadiniinta Soomaaliya iyo Saddex Dal oo Kale

Dowladda Bariga Liibiya ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucday gelitaanka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles