Sunday, August 31, 2025

Soomaaliya iyo Indonesia oo kala saxiixday heshiis visa-laโ€™aan ah Basaboorada diblomaasiga labada dal

Soomaaliya iyo Indonesia ayaa heshiis visa-laโ€™aan ah ku kala saxiixday baasaboorada diblomaasiga iyo kan shaqaalaha dowladda, kadib kulan rasmi ah oo wasiirrada arrimaha dibadda ee labada dal ku dhex maray magaalada Jakarta.

Kulanka waxaa lagu xoojiyay xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga dhinacyada ganacsiga, waxbarashada, beeraha, caafimaadka, kalluumaysiga, iyo arrimaha badda. Indonesia waxay ballan qaaday taageero farsamo iyo deeqo waxbarasho, iyadoo Soomaaliya lagu dhiirrigeliyay ka qeybgalka barnaamijyada KNB, Darmasiswa iyo TIAS.

Labada dhinac ayaa sidoo kale adkeeyay doorkooda dhexdhexaadnimo iyo wada-shaqeynta ay la leeyihiin Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), iyagoo ku boorrinaya iskaashi dheeraad ah oo ku saleysan qiyamka Islaamka.

WARARKII KALE

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar 31/08/2025

Dhageeyso Warka Habeenimo ee Radiojowhar Warka Waxa Akhrinaya Wariye...

Guddoomiye Muungaab oo 48-saac u qabtay inay ku dhammayso shirkada dhisaysa wadada Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku Riday Ex Dable NISA Maxamed Buulle Muumin

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta...

Madasha Samatabixinta: โ€œDoorashada uu Xasan Sheekh ka wado Banaadir waa sharci darro halis lehโ€

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa...

DFS oo ku dhawaaqday in la dhameystiray dhismaha DG Waqooyi Bari

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha ee Xukuumadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles