Wednesday, June 24, 2026

Britain oo soo saartay siyaasad saameynaya ajaanibta

Britain ayaa soo saartay siyaasad cusub oo lagu masaafurinayo qof kasta oo ajnabi ah oo lagu helo fal dambiyeed ka dhacay dalkaas, loona tarxiilo waddankii uu ka soo jeeday.

Wasiirka Cadaaladda ee dalka, Shabana Mahmood, ayaa sheegtay in barnaamijka lagu dhimi doono lacagta canshuur bixiyayaasha $70,000 ah ee ku baxaysa halkii maxbuus sannadkii.

Markii hore, qof kasta oo ajnabi ah oo ku nool Britain oo lagu xukumo dambi ayaa lagu xiri jiray xabsiyada dalkaas.

Si kastaba ha ahaatee, kuwa lagu xukumo xabsi daa’im – iyo kuwa geystay dil ama argagixisanimo – waxay ku sii jiri doonaan xabsiga UK iyadoo la raacayo nidaamka cusub.

Boqolkiiba 12 maxaabiista Britain ayaa ah madow, waxaana dowladda cadaadis lagu saarayaa sidii ay u yareyn lahayd ciriiriga ka jira xabsiyada dalkaasi.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles