Wednesday, June 24, 2026

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari oo la doortay

Doorasho maanta ka dhacday magaalada Laascaanood ayaa lagu doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan inuu noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari.

Dr. Aadan, ayaa ku guuleystay cododka xildhibaanada isagoo helay 53 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdiqafaar Dheeliye, uu helay 29 cod. Hal cod ayaa la sheegay inuu xumaaday.

Guddoomiyaha cusub ayaa markii lagu dhawaaqay guushiisa ku baaqay wada-shaqeyn iyo midnimo, isaga oo xildhibaanada ka codsaday inay garab istaagaan howlaha hortebinta leh ee horyaalla baarlamaanka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 06 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Iran iyo Cumaan oo soo saaray hadal wadajir ah oo ku saabsan marinka Hormuz

Iran iyo Cumaan ayaa bayaan ay si wadajir ah...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo soo xirtay dhageysiga Kiiska Sacdiya Bajaaj iyo xukunka oo la sugayo

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda...

DFS oo war ka soo saartay colaada ka taagan Sool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Al-Shabaab oo weerar ku qaadday Saldhigga ku yaala Mandera

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero...

Soomaaliya oo soo dhoweysay Isfahamka u Dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles