Sunday, May 10, 2026

Farmaajo oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi Bari

Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qoraal uu soo saaray ku hambalyeeyay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan oo maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.

Farmaajo ayaa ugu duceeyay Guddoomiyaha cusub inuu u fududeeyo masuuliyadda loo doortay, gaar ahaan dhammaystirka doorashada, hoggaaminta Golaha Baarlamaanka, iyo dheelli-tirka dowladnimada Waqooyi Bari.

Sidoo kale, Madaxweynaha hore ayaa bogaadiyay xildhibaanada, guddiga kumeelgaarka ahaa iyo guddoonkii hore ee doorashada, isaga oo ku ammaanay sida wanaagsan ee ay u dhammaystireen howsha doorashada guddoonka Baarlamaanka.

WARARKII KALE

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay Xaaladda Guud ee Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

DFS iyo Beesha Caalamka oo ka wadahadlay arrimaha amniga

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda  Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa...

DFS oo mucaaradka ku eedeysan inay abaabulayaan banaanbax rabshado wata

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aanay diidaneen dibadbax...

Shacabka Koofur Galbeed oo saaka doorasho u dareeray

Deegaannada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa saaka looga...

Mucaaradka oo aqbalay in Bannaanbaxa lagu qabto Garoonka Injineer Yariisow

Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ugu dambeyn aqbalay in bannaanbaxooda...

Waa sidee Saaka xaalka Muqdisho?

Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabareysatay, ciidamo badan oo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles