Sunday, August 16, 2026

Puntland oo qabatay xubno ka tirsan Firxadka Daacish oo gali rabay Boosaaso

Ciidanka Booliiska maamulka Puntland ayaa saakay Aroortii ka qabtay 2 Nin oo ka tirsan Firxadka argagixisada Daacish Tagga Gaaca ee Baalade kuwaas oo doonayay in ay si dhuumasho ah ku galaan Magaalada Bosaaso.

Ciidanka ayaa ku daba jiray Rag kale oo ka tirsan Firxadka argagixisada kuwaas oo kasoo caraaray Jabka ay Ciidanka Dowladda Puntland u gaysteen argagixisada ee Daacish ee ku dhuumanaysa Buuraha Calmiskaat.

Ciidanka ayaa Howlgallo lagu xaqiijijinaayo amniga laguna daba joogo firxadka argagixisada Daacish ka sameeyay Togga.

Gabagabadii ciidanka Difaaca DPL ayaa iyo Gaaca ee Baalade kawada howgallo si loo qabto firxadka argagixisada ee raba in ay Galaan magaalada Bosaaso.

 

WARARKII KALE

Iiraan oo cambaareysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran, Ismail Baqaei, ayaa si...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee cusub oo maanta ku guddoomiyay shirka Golaha Shacabka

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga...

Xamsa oo taleefoon kula hadlay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal...

DF oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles