Tuesday, August 18, 2026

Feeryahan hore oo caan ahaa oo meydkiisa la helay

Xiddiggii feryahanka hore ahaa Ricky Hatton ayaa geeriyooday isagoo 46 jir ah.

Booliiska ayaa sheegay in ninkan isagoo meyd ah saakay laga helay gurigiisa ku yaalla Hyde oo ka tirsan Tameside, Greater Manchester, UK.

Geeridiisa ma dhalin wax shaki ah.

Hatton ayaa xaagagan ku dhawaaqay inuu soo laabanayo, isagoo tartan feer la geli lahaa ninka u dhashay Imaaraatka ee Eisa Al Dah kaasoo loo ballansanaa 2-dii December.

Hatton, oo ku guuleystay 45 ka mid ah 48 tartan oo uu galay muddadii 15-ka sano ahayd ee xirfaddan uu ku jiray, ayaa markii ugu dambeysay ee uu tartamo ay ahayd 2012, markaas oo tartanka uu kaga raayay ninka Ukraine u dhashay Vyacheslav Senchenko.

Intii xirfaddiisan uu ku jiray, Hatton wuxuu ku guuleystay billado caalami ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 17 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira...

DF oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii Baydhabo

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in abaare 5:00 subaxnimo...

KGS oo ku dhawaaqday in gebi ahaanba la soo Afjaray Weerarkii Baydhabo

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gebi ahaanba la...

Wasiirka Xasan Eeley oo khawaarij ku tilmaamay Ciidanka Lafta gareen ee weeraray Baydhabo

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles