Duqeymo iyo madaafiic ku socda Qasa

Israa’iil ayaa kordhisay duqeynta ay ku hayso magaalada Qasa – saacado ka dib markii Ra’iisul Wasaaraheeda, Benjamin Netanyahu, uu kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, magaalada Quddus.

Wariyeyaasha maxalliga ah ayaa sheegaya in ay jireen duqeymo joogto ah oo ay Israa’iil geysatay, madaafiic iyo rasaas lagu ridayo magaalada Qasa. Guryo ayaa la sheegay in la burburiyay, dadna ay ku xayiran yihiin burburka hoostiisa.

Ma jiro wax xaqiijin rasmi ah oo ku saabsan wararka warbaahintu ay sheegayso ee ah in duullaan dhulka ah oo ballaaran oo muddo dheer la qorsheynayay lagu qaadayo magaalada. Mr. Rubio ayaa la filayaa inuu booqdo Qadar , halkaas oo hoggaamiyeyaasha Carabtu ay Isniintii cambaareeyeen weerarkii Israel ay toddobaadkii hore ku qaadday caasimadda Qadar ee Doha.

WARARKII KALE

Farmaajo oo yimid iyo Wada-hadallo u bilaabanaya DF iyo Mucaaradka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta...

DF oo guluf ciidan ka bilowday gobolka Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay guluf dagaal...

Zelenskyy oo Ruushka ku eedeeyay inuu adeegsaday gantaallada kala firdha

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa Ruushka ku eedeeyay inuu...

Taliyaha ciidamada milatariga Israel oo ka digay in la weeraro Iran

Telefishinka Channel 13 ee Israa’iil ayaa sheegay in taliyaha...

Madaxweyne xasan sheekh oo hambalyo udiray Gudonka Cusub Ee golaha Wakiilada Hirshabelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Xukun ka soo baxay kiiska General-kii Booliska ee Gurigiisa lagu dilay

Dable Bol. Jamaal Xasan Cabdulle iyo Mustaf Xuseen Guure...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles