Ubax Maxamuud waa makaanik iyo garsoore kubadda cagta, Shaqooyinkaas waxaa lagu yaqanaa ragga, balse Ubax waxay caddeysay in kartida aysan jinsiga aheyn .Waa astaan dhiirrigelin u ah gabdhaha Soomaaliyeed.
Wariye Xaawo Nur

NAGU SOO BIIR