Meydad hor-leh oo laga helay dhismooyiinka burburay ee Qaza

Difaaca madaniga ah ee Gaza ayaa ku dhawaaqay in in ka badan 50 meyd laga soo saaray burburka hoostiisa lana geeyay isbitaalada ku teedsan Marinka Jimcihii, ka dib markii Israa’iil ay ku dhawaaqday xabbad-joojin ayna billowday inay ciidamadeeda kala baxdo.

Sarkaal ka tirsan difaaca madaniga ah Mohammed al-Mughair ayaa xaqiijiyay soo burburka laga soo saaray 55 meyd ah. Ma uusan bixin wax faah faahin ah oo ku saabsan qaabka loo dilay iyo goorta la dilay.

Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeysa agaasimaha isbitaalka Al-Shifa, Mohammed Abu Salmiya, ayaa sheegay in 33 meyd ah loo gudbiyay isbitaallada ku yaalla magaalada Gaza, kuwaasoo ay Israa’iil weerar xooggan ku qaadday ka hor xabbad-joojinta Jimcihii.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles