Tuesday, February 24, 2026

Dublamaasiyiin u dhalatay dalka Qatar oo ku dhintay magaalada Sharm el-Sheikh ee Masar

Saddex dublamaasi oo Qatar u dhashay ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay xeebta loo tamashlaha tago ee Sharm el-Sheikh ee dalka Masar, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters u sheegeen laba ilo-wareedyo amni.

Labadan ilo ayaa intaa ku daray in laba dublamaasi oo kale ay ku dhaawacmeen shilkaasi.

Dhacdadan ayaa ku soo beegantay hal maalin ka hor inta uusan furmin shir madaxeedka caalamiga ah ee lagu wado in uu maalinta isniin ah ka furmo magaalada Sharmal Sheekh, kaasi oo looga gol leeyahay in lagu ansixiyo heshiiska ugu dambeeya ee lagu soo afjarayo dagaalka ka socda Marinka Gaza.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

DFS oo war ka soo saartay burburka ku yimid shirkii ay kula jireen Mucaaradka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamtay isku...

Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo...

Puntland oo diiday in doorashada Federaalka lagu qabto Sool

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si adag uga soo horjeesatay jadwalka...

Golaha Mustaqbalka iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Xalay magaalada Muqdisho waxaa shir ku yeeshay xildhibaano ka...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Maxaas

Diyaarado dagaal ayaa saaka duqaymo xoogan ka fuliyay degmada...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles