Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay tacsida R/Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay tacsida Raiisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Kenya, Raila Amolo Odinga.

Madaxweynaha ayaa uga tacsiyadeeyay shacabka iyo dowladda Kenya geeridii ku timid Raila Odinga oo ahaa siyaasi door muuqda ku lahaa dowladnimada iyo siyaasadda dalka Kenya.

Raila Odinga oo da’diisu aheyd 80 sano jir ayaa 15-kii bishaan Oktoobar ku dhintay dalka Hindiya,gaar ahaan cisbitaalka Devamatha ee magaalada Koothattukulam ee Gobolka Kerala, wuxuuna u geeriyooday xannuun xagga wadnaha ah.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles