Diyaarad ay Imaaraadku leeyihiin oo ku burburtay Hong Kong

Diyaarad nooca xamuulka qaada ayaa ka baxday dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka caalamiga ah ee Hong Kong waxayna ku degtay badda subaxnimadii isniinta, halkaas oo ay ku dhinteen laba ka mid ah shaqaalaha.

Diyaaradda Emirates ee EK9788 ayaa ka soo duushay Dubai abaare 03:50 wakhtiga maxaliga ah, waxayna ka baxday dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan ka dib markii ay isku dhaceen baabuur ka mid ah kuwa ilaalada garoonka.

Labadii qof ee gaariga ku jiray ayaa dhintay, iyadoo afartii shaqaalihii diyaaradda la socday ay ka badbaadeen shilka.

Waa mid ka mid ah shilalkii diyaaradaha ee Hong Kong ee ugu dhimashada badnaa muddo sanado ah – garoonka caalamiga ah ee magaaladu wuxuu lahaa rikoor wanaagsan oo dhanka bad-qabka .

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles