Madaxweyne Samia Suluhu oo ku guuleysatay doorashaa Muranka Dhalisay ee Tanzania

Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay inay markale ku guuleysatay doorashada madaxtinimada dalkaasi, kadib markii ay heshay ku dhowaad 98% codadka guud.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in Suluhu ay heshay 97.66%, iyadoo la sheegay in tartamayaashii waaweynaa laga reebay doorashada.

Doorashadan ayaa dhalisay banaanbaxyo iyo rabshado ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee dalka, iyadoo mucaaradku ku eedeeyeen dowladda in ay caburisay musharrixiinta iyo codbixiyeyaasha.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles