Saturday, April 4, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Tanzania

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Tanzania, Saamiya Suluxu Xasan oo mar kale dib loo doortay madaxtinnimada dalkaas.

“Waxaan hambalyo diirran u dirayaa Samia Suluhu oo mar labaad loo doortay xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midnimada Qaran ee Tanzania. Guusheeda waxay ka tarjumaysaa kalsoonida iyo shacabka Tanzania.” Ayuu ku yiri qoraal lagu daabacay barta Villa Somalia.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 04 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Dayaarad dagaal oo Maraykanku leeyahay oo ku dhacday gudaha Iiraan

Diyaarad dagaal oo uu leeyahay Mareykanka ayaa ku burburtay...

Mahad Salaad oo la kulmay madaxda hay’adaha CIA iyo FBI

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA),...

Taliya ciidamada xoogga oo sheegay inuu bilaaban doono howlgal culus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud oo...

Guddoomiye Shuute oo Fariin adag u diray Ciidamada

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles