Alshabaab oo lagala wareegay deegaano ka tirsan Hiiraan

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidanka deegaanka ayaa la wareegay Deegaannada Buurweyn iyo Shaw oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge (Nuur dheere) oo ka mid ah Saraakiisha iyo masuuliyiinta howlgalka hoggaaminaya ayaa Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey qabashada labadaan deegaan ee hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Hase yeeshee, ma jirto cid si madax bannaan u xaqiijineysa in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanku ay shabaab kala wareegeen deegaanada ka tirsan Hiiraan.

Ciidamada Milatariga ayaa sidoo kale howlgalo ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose,waxayna howlgaladan ku soo beegantay xilli shalay uu la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles