Sunday, February 22, 2026

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo gabagabeeyay cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 21-aad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare Cali Shacbaan Ibraahim oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde.

Ajendaha maanta ee kulanka wadajirka ah waxa uu ahaa sii amba qaadida dooda ku saabsan cutubka 9-aad ee dastuurka Kmg ah, waxaana xildhibaanada labada Aqal ay dood xasaasi ah ka yeesheen qodobada cutubka sagaalaad ee dastuuka.

uddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in maanta lasoo gaba gabeeyey ka doodista cutubka sagaalaad ee dastuurka, isagoo u mahadceliyey Xildhibaanada labada ee Baarlamaanka Dalka.

WARARKII KALE

Meydadka dad tahriibayaal ah oo laga helay Liibiya iyo Giriigga

Sideed ruux oo mayd ayaa laga helay biyaha badaha...

Howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda deegaano ka tirsan G/Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas...

Shirkii Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo markale ka qabsoomaya Villa Somalia

Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta...

Taliban oo digniin culus dirtay

Pakistan ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsatay “toddobo goobood iyo...

Deni oo ka digay labo khatar oo halis ku ah dalka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo la hadlayey qaar...

Xamaas oo dib u qabsatay qeybo badan oo Qasa ah

Markii xabbad-joojin ay soo rogtay dowladda Maraykanka oo ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles