Taliban oo digniin culus dirtay

Pakistan ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsatay “toddobo goobood iyo xero argagixiso” oo ku yaalla xadka Pakistan iyo Afgaanistaan, iyadoo la tixraacayo sirdoon.

Dhanka kale, afhayeen u hadlay xukuumadda Taliban ee dalka Afgaanistaan ​​ayaa sheegay in tobaneeyo qof oo ay ku jiraan haween iyo carruur lagu dilay duqeymaha ay diyaaradaha Pakistan ka fuliyeen Nangarhar iyo Pakistan.

Isla mar ahaantaana, Wasaaradda Difaaca ee xukuumadda Taliban ayaa ka digtay aargoosi ‘waqtiga ku habboon’.

Sida laga soo xigtay  Wasaaradda Difaaca ee xukuumadda Taalibaan ee Afgaanistaan ​​ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareynayso weerarrada Pakistan ay dhawaan ku qaadday ‘goobaha rayidka’ ee gobollada Nangarhar iyo Paktika.

Sida laga soo xigtay BBC Pashto, afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca Afgaanistaan ​​Inayatullah Khawarizmi, ayaa hadal uu soo saaray oo lagu sii daayay mareegaha xiriirka bulshada ee X, wuxuu ku tilmaamay duqeymaha Pakistan inay yihiin “kuwo xadgudub ku ah madaxbannaanida qaranka Afgaanistaan” wuxuuna sheegay in Afgaanistaan ​​ay u aragto tallaabadan mid si cad u jabinaysa sharciga caalamiga ah, mabaadi’da deris wanaagga iyo qiyamka Islaamka.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 10 2026

 Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

kulan uu qayb Ka ahaa hoggaamiyaha sare ee Iiraan oo la shaaciyey

Sida ay sheegtay Wakaaladda Raadiyaha iyo Telefishinka Iran, Mohammad...

Duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya oo khasaare ka soo gaaray dad rayid ah

Warbixin Baaritaan ah oo ay baahisay telefishinka Al Jazeera...

Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay iyo Galmudug isu diyaarinayso doorashada Madaxweynaha

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa si...

Kiiska Dastuurka oo weji cusub yeeshay iyo Maxkamada sare oo jawaab ka sugeysa DF

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa furtay gal-dacwadeed dastuuri ah...

Soomaaliya oo si adag uga hortimid khariidad uu Netanyahu soo bandhigay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay khariidad...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles