Thursday, March 12, 2026

Barakacayaasha Qaza oo bilaabay inay dib ugu laabtaan guryahooda

Dowladda Qatar ayaa aroornimadi hore ee Isniinta maanta ah shaacisay, in heshiis laga gaaray sii deynta la heystayaasha rayidka ah ee wali ku haray gacanta Xamaas, iyo in Isra’il ay ogolaatay in Falastiiniyiinta reer Gaza ay dib ugu laabtaan deegaannada waqooyiga Marinka Gaza.

Tallaabadan ayaa soo afjareysa is mari waa soo shaac baxay labadi maalin ee ugu danbeysay, kaddib marki ay Isra’il u diidday barakacayaasha reer Gaza in ay dib ugu laabtaan waqooyiga Marinka, arrintaasi oo ay ku sababeysay in marka hore ay Xamaas sheegto waqtiga ay soo deyn doonto gabadh ka mid ah la heystayaasha Israa’iiliyiinta oo lagu magacaabo Arbel Yehouda.

Dowladda Qatar oo ka mid ah dowladaha dhex dhexaadinaya Isra’il iyo Xamaas, ayaa sheegtay in Xamaas ay sii deyn doonto Arbel Yehoud iyo laba kale oo ka mid ah laheystayaasha ka hor maalinta Jimcaha, halka Isra’il ay xabsiyadeeda ka fasaxi doonto maxaabiis kale oo Falastiiniyiin ah isla markaana ogolaatay in ay dib guryahooda ugu laabtaan dadki ka barakacay waqooyiga Gaza.

Ra’isulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa bayaan uu xalay soo saaray ku xaqiijiyay, warka kasoo baxay Qatar. Isaga oo sheegay in Khamiista la deyn doono qaar ka mid ah rayidka la heystayasha iyo Agam Berger oo uu sheegay in uu ka mid yahay ciidamada Isra’il.

Wuxuu kaloo sheegay, in Isiinta maanta ah ay Falastiiniyiinta billaabi doonaan in ay dib ugu laabtaan waqooyiga Gaza. Millatariga Isra’il ayaa maalmihi lasoo dhaafay is hortaagay dadka

Dowladda Qatar ayaa aroornimadi hore ee Isniinta maanta ah shaacisay, in heshiis laga gaaray sii deynta la heystayaasha rayidka ah ee wali ku haray gacanta Xamaas, iyo in Isra’il ay ogolaatay in Falastiiniyiinta reer Gaza ay dib ugu laabtaan deegaannada waqooyiga Marinka Gaza.Jowhar wildlife safaris

Tallaabadan ayaa soo afjareysa is mari waa soo shaac baxay labadi maalin ee ugu danbeysay, kaddib marki ay Isra’il u diidday barakacayaasha reer Gaza in ay dib ugu laabtaan waqooyiga Marinka, arrintaasi oo ay ku sababeysay in marka hore ay Xamaas sheegto waqtiga ay soo deyn doonto gabadh ka mid ah la heystayaasha Israa’iiliyiinta oo lagu magacaabo Arbel Yehouda.

Dowladda Qatar oo ka mid ah dowladaha dhex dhexaadinaya Isra’il iyo Xamaas, ayaa sheegtay in Xamaas ay sii deyn doonto Arbel Yehoud iyo laba kale oo ka mid ah laheystayaasha ka hor maalinta Jimcaha, halka Isra’il ay xabsiyadeeda ka fasaxi doonto maxaabiis kale oo Falastiiniyiin ah isla markaana ogolaatay in ay dib guryahooda ugu laabtaan dadki ka barakacay waqooyiga Gaza.

Ra’isulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa bayaan uu xalay soo saaray ku xaqiijiyay, warka kasoo baxay Qatar. Isaga oo sheegay in Khamiista la deyn doono qaar ka mid ah rayidka la heystayasha iyo Agam Berger oo uu sheegay in uu ka mid yahay ciidamada Isra’il.

Wuxuu kaloo sheegay, in Isiinta maanta ah ay Falastiiniyiinta billaabi doonaan in ay dib ugu laabtaan waqooyiga Gaza. Millatariga Isra’il ayaa maalmihi lasoo dhaafay is hortaagay dadka

WARARKII KALE

Israa’iil oo saldhig ciidan ka dhisaysa meel u dhow Berbera

Warbixin uu qoray wargeyska Bloomberg ayaa sheegay in Israel...

Booliska Buurtinle oo qabtay khamri, hub,gaadiid iyo Raggii watay

Ciidanka Booliska ee degmada Buurtinle ayaa hawlgal gaar ah...

Xasan Sheekh, Geelle iyo Abiy oo ku kulmay Jabuuti, maxay ka wadahadleen?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Djibouti kaga...

Farmaajo oo cambaareeyay xarigga loo geystay dhalinyarada bajaajta ee Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si...

Iran oo laga cabsi qabo inay weerarto gudaha Mareykanka

FBI-da ayaa uga digtay booliska gobolka California suura-galninada weeraro...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles