Friday, March 13, 2026

Booliska Dhuusamareeb oo ganacsatada ku amray in ay xirteen Kaamirada CCTV

Taliyaha Booliska Dhuusamareeb Dhame Nuur Cilmi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay amniga guud ee caasimadda Galmudug,Taliyaha ayaa shacabka ugu baaqay in ay si dhow ula shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida

Sidoo kale, wuxuu ganacsatada ku amray in ay goobahooda ganacsiga ku xiraan “Caamiro CCTV”, si loo sugo amniga Magaalada Dhuusamareeb.

Waxaa sidoo kale digniin u diray askarta hubka ku dhex haysta gudaha magaalada Magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna sheegay in arrintaasi aan la aqbali doono, islamarkaana ay talaabo ka qaadi doonaan askarigii ay ku arkaan isagoo hub ku wata bartamaha magaaladaasi.

Go’aankan ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmihii ugu dambeeyay ay magaalada Dhuusamareeb ku soo bateen falalka amni darro.

WARARKII KALE

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 12 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles