Canshuurihii Hindiya ee Donald Trump ku soo rogay oo dhaqan galay

Konton boqolkiiba canshuuraha Maraykanku uu ku soo rogay badeecadaha Hindiya ayaa dhaqan galay. Donald Trump ayaa sheegay inuu ku ciqaabayo dalka caalamka ugu dad badan iibkeeda shidaalka Ruushka.

Waxaa la filayaa inay noqon karto dhaawac weyn oo soo gaaray dhaqaalaha Hindiya, gaar ahaan qaybteeda wax dhoofinta. Sida dharka.

Delhi ayaa sheegtay canshuuraha ay yihiin kuwo aan loo qiil dayin, iyada oo ku dooday shidaal soo dhoofinta Ruushka inay riixayso baahida ammaan ee tamarta. Xilli ay soo baxayaan warbixinada kordhaya ee la xiriira kala duwanaanta kala dhaxaysa Trump.

Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa asbuucan sheegay dalku uu wajahayo cadaadis dhaqaale iyo xoojinta adkaysigeeda.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles