Ciidamada DFS oo dagaal kula wareegay deegaanka Jilib Marka ee G/Sh/Hoose

Ciidamada Kumaandooska Gor Gor oo kaashanaya guutada 14-ka October iyo NISA ayaa si raami gacanta ugu dhigay deegaanka Marka ee gobolka shabeaha hoose ka dib howlgal qorsheysan oo ay ciidamadu fuliyeen.

Maleeshiyaadkii Al-shabaab ee sida dhuumaaleysiga u joogay deegaankaas ayaa firxday ka dib markii au ka war heleen in ciidamada Dowladda ay ku soo wahajan yihiin. Hadda deegaanka Jilib Mark waa degan yahay waxaanna ku sugan ciidamada isgarabsanaya ee Xoogga Dalka.

Dadka deegaanka oo qaatinka taagnaa Baadda iyo cagajugleynta Khawaarijta ayaa si weyn u soo dhoweeyay ciidamada Qaranka ee deegaanka gaaray, iyagoo uga mahadceliyay dhibta Khawaarijta

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

IGAD oo maanta Jabuuti ka furaysa shir looga hadlayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika

Shir aan caadi ahayn oo ay yeelanayaan Golaha Wasiirrada...

Trump oo Danjirayaal Cusub u Magacaabay Soomaaliya, Jabuuti iyo Sacuudiga 

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 14-kii Sebtembar 2026 u...

Cirro oo DF ku eedeeyay in ay dadka Kala qeybisay iyo arrimo xasaasi ah uu ka hadlay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa sheegay in...

Duqeyn culus oo xalay ka dhacday duleedka Baydhabo

Duqeyn culus ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceel-Muud, oo...

Meleeshiyaad hubeysan oo dad rayid ah laayay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ugu yaraan 15 qof ayaa lagu dilay weerarro ay...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles