Tuesday, August 11, 2026

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo la geyn doono deegaanada laga saaray Al-shabaab

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya Francesca Di Mauro.

Kulanka ayaa looga hadlay dhismaha xoojinta iyo wada shaqeynta Hay’adaha Amniga oo Boliisku qeyb ka yahay ,derdergelinta dedaalada dib loogu habaynayo Ciidanka Daraawiishta oo loo diyaariyey in loo diro deegaanada laga xoreeyey Khawaariijta si howlaha Nabad ilaalinta deegaanadaa qeybtooda uga qaataan.

Taliye Asad ayaa Midowga Yurub ugu mahadceliyay taageerada ay siiyaan shacabka iyo Dowladda Soomaaliya.

Ciidamada Daraawiishta ayaa ka qeyb qaadan doono xasilinta deegaanada laga saaray maleeshiyaadka Al-shabaab.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 11 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

RW Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee BFS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay...

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba

Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika...

Laftagareen oo Nairobi kula kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan...

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Maanta Dooranaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles