Tuesday, July 8, 2025

Daawo Wiil Dhalinyaro Ah Oo Si Iskiis Ah U Xanaaneeya Bisadaha Iyo Eeyaha

Aadan Cabdullahi waa wiil dhallinyaro ah oo si iskiis ah ugu istaagay daryeelka xayawaanka sida Eeyaha iyo Bisadaha, hase yeeshee wuxuu la kulmaa takoor kaga yimaada qaar ka mid ah bulshada oo aan jeclaysan hawsha uu gacanta ku ha hayo.

Wariye Farxiya Muraad

WARARKII KALE

Bilan Media oo Tababar u qabatay saxafiyiin

Waxaan tababar ugu soo gabagabeynay magaalada muqdishu 10 gabdhood...

Sare U Kac Ku Yimid Qiimaha Xoolaha Ciid Ul Adxaa Awgeed

Dadka iibsiga xoolaha u yimid Saylada xoolaha ee Deyniile...

Qoysas Barakacayaal Ah Oo Bilaabay In Ay Iska Kaashadaan Inay Dhistaan Guryo

Tani waa sheekada 103 qoys oo ku nool kaam...

Daawo;Wareysi ku saabsan Hanaanka Online Ee Shaqooyinka Loo Codsado

Waa Wareysi kooban oo la xiriira hanaanka online ah...

Dhalinyaro Xoogsato Ah Oo Xuska Maalmaha Xoriyada Dhaqaale Ka Sameeya

Dhallinyarada xoogsatada ah ayaa dabaaldegyada maalmaha xorriyadda ka hela...

Dowlada Soomaaliya oo bilowday in hab casri ah ku soo bandhigto fursadaha shaqo

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Fadaraalka Soomaaliya,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles