Tuesday, February 24, 2026

Dabaadegyo ka socda Israa’iil iyo guud ahaan Qaza ka dib sii deynta maxaabiista

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in “Ducadii malaayiin qof la aqbalay” ka dib markii heshiis nabadeed oo Gaza laga gaaray lagu saxiixay shir caalami ah oo ka dhacay dalka Masar.

Mr Trump oo ah shaqsiga ugu mudnaa shirka ka dhacay Sharm el-Sheikh isaga iyo hoggaamiyeyaasha Masar, Qadar, iyo Turkiga – oo dhamaantood gacan ka geystay dhexdhexaadinta heshiiska xabbad-joojinta, ayaa saxiixay heshiiska.

Hoggaamiyaha Mareykanka ayaa sheegay in wejiga labaad ee qorshaha wadahadallada nabadeed ee Gaza uu hadda socdo.

Dhanka kale, dabaaldegyo ayaa ka dhacay guud ahaan Israel iyo dhulka Falastiin ka dib is-weydaarsigii maxaabiista iyo dadkii la haystay ee Isniintii.

Sii dayntu waxay u dhacday sida qorshuhu ahaa, laakiin qaar ka mid ah dadka Israa’iil ayaa muujiyay caro ka dib markii Xamaas ay soo celisay meydadka afar qof oo kaliya oo ka mid ah dadkii dhintay ee la haystay.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 02 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Axmed Madoobe oo tagay Muqdisho, kuna laabtay Kismaayo Kadib Burburka Wadahadalladii

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa maanta ka...

Golaha Mustaqbalka oo shaaciyay inuu burburay wadaxaajoodkii ay kula jireen MW Xasan Sheekh

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay...

Mareykanka oo ku baaqay in heshiis ay gaaraan DF iyo mucaaradka

War ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa...

DFS oo cambaareysay dad lagu dilay Nigeria

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro...

MW Xasan Sheekh oo ergo u dirsaday Mucaaradka

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka mid...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles