Dad badan oo lagu dilay duqeymaha Israa’iil ay ka fulinayso Gaza

Hay’adda difaaca madaniga ah ee Qasa ayaa sheegtay in labaatan Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday dugsi ay gabaad ka dhiganayeen dad barakacayaal ah oo ku yaalla magaalada Qasa.

Meydadka qaar ayaa aad u gubtay oo ay ku jiraan caruur, iyadoo dab weyn uu qabsaday labo kamid ah fasalada iskuulka.

Tobaneeyo kale ayaa ku dhaawmay, kuwaas oo qeybo kamid ah jirkooda uu gubtay isla markaana uu soo gaaray dhaawacyo halis ah.

Saraakiisha ayaa sheegay in weerar kale oo Israa’iil ah fulisay uu ku dhacay guri ku yaal bartamaha magaalada Qasa, halkaas oo ay ku dhinteen afar qof.

Axadii militariga Israel ayaa sheegay inay doonayaan inay gacanta ku dhigaan boqolkiiba todobaatan iyo shan ee magaalada Qasa, ayna mamulaan dadkeeda Falastiiniyiinta ee ku nool saddex aag oo yaryar.

Xigasho:-BBC

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 23 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxaa ka soo baxay Wadahadallada u dhexeeyey Guddoomiye Jaamac iyo Xildhibaanno Mucaaradka

Waxaa soo gabagaboobay wadahadallo u dhexeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Sheekh Shariif oo Cambaareeyay Howlgalka Yaaqshiid“Boqolaal qoys ayaa la Barakiciyay”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa...

Maxay ka wadahadleen Fiqi iyo Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta...

Aadan Madoobe oo weerarkii Baydhabo kadib kulan la qaatay saraakiisha ciidamada

Hoggaamiyaha Koofur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Kheyre oo si u weeraray Xasan Sheekh Kadib dhacdadii Yaaqshiid

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles