Dowladda Iiraan oo xirtay saraakiil fududeysay dilka Ismaaciil Haniya

Iiraan ayaa xirtay 24 xubnood oo katirsan Nidaamkeeda oo iskugu jira Saraakiil Amni & Askar, sabab la xariirta ku lug lahaanshaha dilkii Ismaaciil Haniya, waxaana ku jira xubno sare oo katirsan Sirdoonka dalkaas.

Faahfaahin dheeraad ah ma aysan bixin Xukuumadda Tehran, waxaana dadka la xiray laga aruuriyey dhammaan telfoonadoodii gacanta iyo dhammaan aaladaha Isgaarsiinta.

Xubnahan waxaa ku socoto baaritaano, iyadoo la filayo in warbaahinta lala wadaago.

Mida aan shakiga laheyn, waa in ay jireen fududayaal katirsanaa dhinaca Iiraan oo bixiyey macluumaadka deegaanka Hanuya, geynta agabka qaraxa & wax kasta oo ay u baahnayd Israa’iil.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 07 10 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Kulanka Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Guddoomiyaha Doolow“Aniga kama qayb qaadanayo xasaradda Gedo”

Guddoomiyaha degmada Doolow lafey ayaa sheegay inuusan ka qayb...

Badmaax u dhashay Indonesia oo dalkooda ku laabtay

Afar badmaax oo u dhashay Indonesia ayaa maanta dib...

Itoobiya oo MW Xasan Sheekh ku eedeysay “khiyaano”

Wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA ayaa maqaal dheer oo...

Diyaar garowga Shirka 2-aad ee Guddiga Wadajirka Joogtada ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka socda Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa Dardar gelinaysa Diyaargarowga Shirka 2-aad ee...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles