Dowladda Mareykanka oo awoodeeda isugu gaynaysa xakameynta dabka la

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay inay sameyso wax walba oo karaankeeda ah, si loo xakameeyo dabka cusub ee ka kacay qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California, sida uu sheegay madaxweyne Biden.

Madaxweyne Biden ayaa muujiyay in waqti dheer ay qaadan karto la tacaalidda xaaladda dabka, balse ay wax walba u hurayaan sidii loo xakameyn lahaa.

Wuxuu amar ku bixiyay in dowladda dhexe ay kaalmeyso tan gobolka si ay ugu guulaystaan dadaallada socda ee wax looga qabanayo dabka holcaya ee sida xowliga ah ku baahaya.

WARARKII KALE

Madaxweynaha Iiraan oo war weyn ka sheegay shirka BRICS

Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianXigashada Sawirka,ReutersQoraalka sawirka,Madaxweynaha Iiraan Mas’uud PezeshkianKhudbaddii...

Deni oo tababar u soo xiray ciidan cusub oo ka mid noqonaya ciidanka Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta tababar...

Ciidamada Danab iyo Jubbaland oo Hawlgal ka Fuliyay Jubbada Hoose

Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab, oo kaashanaya...

Xuutiyiinta oo ku andacoonaya inay la wareegeen saldhigyo u dhow Bab- al-Mandab

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Iran ee IRNA,...

Iran oo ku baaqday in la qaado go’doominta Yemen oo la bilaabo wadahadal

Subaxnimadii Jimcaha, 10-ka Sebtembar, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran ayaa...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 10 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles