Dowladda Soomaaliya oo Adeegyada Aasaasiga ah Ka Hirgelinaysa Deegaannada Laga Saaray Al-shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa adeegyada dowliga ah iyo kaabeyaasha aas-aasigaa ee nolosha bulshada ka hirgelinaysa deegaanada laga saaray kooxda Alshabaab ee gobolka Hiiraan, waxaana hadda tuulooyinka fog fog ee bariga Hiiraan laga heli karaa waxbarasho, caafimaad, biyo iyo adeegyo kale.

Wasaaraha caafimaadka iyo biyaha iyo tamarta heer federaal iyo heer dowlad gobolleed ayaa dib u soo celinta adeegyadan ku howlanna, waxaana dib loo furayaa xarumo oo caafimaad oo xirmay xilligii Alshabaab ay dhulkaas gacanta ku hayeen, sidoo kale l dayac tirayaa ceelal horay u duugmay sida ay masuuliyiintu sheegeen.

Qorshaha lagu hirgelinayo adeegyada aas-aasiga ah ayaa muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab, deegaan walba kooxda laga saarona in adeegyada dowliga ah degdeg loo gaarsiiyo ayay xeeldheereyaashu qabaan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 29 09 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Abiy Axmad oo ka wada hadlay Xaalada Koonfur Galbeed

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal...

Ciidamada Badda Puntland oo weeraray markabka Honour 25

Ciidamada Puntland ayaa weerar ku qaaday markabka HONOUR 25,...

MW Xasan Sheekh oo ku wajahan Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wajahan...

Booliiska Baydhabo oo qabtay rag lagu eedeeyay Al-Shabaab

Booliiska degmada Baydhabo ayaa sheegay in howlgal ay gudaha...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles