Wednesday, July 22, 2026

Dowladda Soomaaliya oo dib u fasaxday duulimaadyadii aadi jiray Doolow

Dawladda Soomaaliya ayaa fasaxday diyaaradaha duulimaadyada ee tagaya magaalada Doolow ee gobalka Gedo, cunaqabateyn ay mudo dheer bulshada kuheysay ka dib, waxaana warqada fasaxay qoray Wasiirka Amniga gudaha ee DFS.

Qoraalka Wasiir Fartaag oo lagu socod siiyay maamulka degnada Doolow, kan Gobolka Gedo iyo laamaha amniga ayaa lagu sheegay in dib loo fasaxay duulinaadyadii aadi jiray Doolow.

Wada hadalo ka dhacay magaalada Addis Ababa ayaa lagu gaaray Is afgaradkan, iyadoo masuuliyiinta Doolow ay diideen in ay aqbalaan wax kasoo horjeeda Jubbalnd.

Shacabka gobolka Gedo ayaa dhibaatooyin badan ku qabay xanibaada dowladda ay saartay bulshada gobolka, iyagoo ka aargoosanaya maamulka Jubaland.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 21 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Dad ka ganacsada carruurta yaryar oo xukunno lagu riday

Sagaal iyo toban qof ayaa dalka Indonesia lagu helay...

Ruushka oo gantaallo ku riday meel u dhow dalka Ingiriiska iyo UK oo dhaqdhaqaaqyo bilowday

Markab dagaal oo Ruushku leeyahay ayaa sameeyay tijaabooyin lagu...

Mareykanka oo Iiraan kala kulmaya weerarro khasaare badan gaustay

Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegtay in ku...

Dowladda Kuweyt oo qiratay in xaruumo ay Iiraan ka wareertay

Dowladda Kuweyt ayaa xaqiijisay in warshaddeeda biyaha iyo xarunteeda...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles