Friday, March 13, 2026

Dowlado waaweyn oo dalkooda ka mamnuucay shirkada Meta

Dawladda Turkiga ayaa dalkeeda ka xidhay adeegga Instagram oo ka mida bah weynta Meta ka dib markiii bartaas laga saaray tacsi loo diray hoggaamiyihii la dilay ee Ismaaiil Haniya.
Tallaabadan ayaa noqonaysa mid ay shirkadda Meta ku waayi doonto dhaqaale aad u badan maaddaama oo ay Turkiga ku nool yihiin malaayiin qof oo bartan ku xidhnaa.

Dilka loo gaystay hogaamiyihii siyaasada,Xamaas ayaa Adduunka si wayn gilgilay.Shucuub kala duwan,oo ku kala nool daafaha,Caalamka ayaa laga tir-tiray muqaalo iyo musawiro ay ku baahiyeen baraha kala duwan ee Meta.

Soomaali badan ayaa aad ugu cadhooday,taalabada ay ku kaceen mareegaha Meta,sidoo kale Dowladda,Malaysiya ayaa si weyn uga cadhootay tallaabo ay shirkadda Meta ku saartay qoraallo iyo muuqaallo shalay lagu baahiyey boggaga Facebook iyo Instagram ee Raysal wasaaraha Malaysiya Anwar Ibraahin kaas oo tacsi u diray hoggaamiyihii la dilay ee Ismaaciil Haniya.
Soomaalida ayaa sidoo kale ka mid ahayd dadkii shalay ka cawday in la saaray qoraallo ay soo daabaceen oo arrinkan la xidhiidha.

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 13 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Turkey oo 4 markab dagaal u soo diraysa xeebaha Somalia

Dowladda Turkey ayaa ku dhawaaqday inay afar markab oo...

Buundada Sabiid iyo Caanoole oo maanta duntay

Buundada ku taalla deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka...

DFS oo ka digtay saldhig militari oo Israa’iil ka dhisan karto Berbera

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay in dhulka dalka...

Trump oo ka hadlay xaalada hoggaamiyaha cusub ee Iran

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in hoggaamiyaha cusub...

Jaamacada Carabta oo soo dhaweysay Ansixinta Dastuurka

Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles