Wednesday, March 4, 2026

Firdhiye oo loo doortay Madaxweynaha Waqooyi-Bari Soomaaliyav

Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Laascaanood.

Doorashadan oo si weyn loo sugayay ayaa ku dhammaatay guul uu Firdhiye ku hantay codadkii ugu badnaa, waxaana uu helay 62 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdirisaaq Khaliif Axmed ee oa haray Tartanka doorashada, uu helay 18 cod.

Guusha Firdhiye ayaa soo afjartay loolan siyaasadeed oo muddooyinkii dambe ka socday gudaha maamulka cusub, iyadoo la saadaalinayo in hoggaamintiisa ay horseedi doonto dejinta qorshayaasha dowlad goboleedka Waqooyi-Bari.

Waxaa hadda si toos ah loo guda gelayaa doorashada madaxweyne ku xigeenka maamulka, taas oo la filayo inay dhammaystirto hannaanka hoggaanka sare ee dowlad goboleedka cusub.

WARARKII KALE

RW Ku-xigeenka XFS oo Kulan Miro-Dhal ah Layeeshay Duqda Muqdisho

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax...

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 03 03 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxay ka wadahadleen Farmaajo iyo Safiirka Turkiga?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan...

Shiinaha oo war ka soo saaray markab kalluumeysi oo lagu afduubtay Puntland

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga...

Khilaaf Siyaasadeed oo Hareeyay Ansixinta Dastuurka

Khilaaf xooggan oo siyaasadeed ayaa ka taagan meelmarinta wax...

Puntland oo shir wadatashi ah la yeelatay xildhibaanada ku matala Federaalka

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey shirka wadatashiga ah...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles