Galaha sare ee Iran oo jawaab kulul laga filayo inay ka bixiyaan dilka Ismail Haniyaha

Iraan ayaa la filay bayaan kasoo saarto dilka Hoggaamiyihii Xamaas Ismail Hanieya oo lagu dilay gudaha dalkeeda, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan jawaabta Iraan.

Xubnaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka Iraan ayaa la filayaa inay kulan gaar ah isugu yimaadaan, kaasi oo ay kaga arrinsanayaan jawaabta ay bixin lahaayeen, waxaaan hadda socda sida wararku tilmaamayaan kulamo xasaasi ah.

Kulamada hadda socda waxaa masuulyiinta ku weheliya taliyayaal sare oo ka socda Ilaalada Kacaanka Iraan.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 22 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Ciidanka NISA oo kala dhex galay Maleeshiyaad ku dagaalamay Gaalkacyo

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ee...

RW Xamsa oo kulan la qaatay gudduga Qaran ee Maareynta Khataraha masiibooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre,...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta akhrinta koowaad maraiiyay heshiis muhiim u ah Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir...

Ciidanka Deegaanka Wargaadhi oo weerar qorsheysan ku dilay horjooge ka tirsanaa Al-shabaab

Ciidanka Deegaanka Wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo weerar...

Horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles