Sunday, August 16, 2026

Golaha ammaanka ee Q.M oo cambaareeyay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Qatar

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay duqayntii cirka ee Talaadadii lagu qaaday caasimadda Qadar ee Doha, inkastoo aanay magacaabin Israa’iil inay ka dambaysay weerarkaas.

Dhammaan shan iyo tobanka xubnood, oo u ugu jiro Maraykanka, ayaa isku raacay bayaanka, kaasoo xoojinayay xasilinta xaaladda iyo ixtiraamka madaxbannaanida Qadar.

Washington ayaa caadi ahaan ka ilaalisaa Israa’iil tallaabooyinka ka dhanka ah ee Golaha Amniga, laakiin Madaxweyne Trump ayaa markan ka carooday weerarkii Israa’iil ee Talaadadii ka geysteen Doha, kaas oo lagu beegsaday saraakiil sare oo Xamaas ah oo halkaas deggan.

Aas qaran ayaa loo sameeyay dadkii ku dhintay weerarka, inkastoo Xamaas ay sheegtay in hoggaamiyayaashooda sare ay ka badbaadeen.

 

 

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee cusub oo maanta ku guddoomiyay shirka Golaha Shacabka

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga...

Xamsa oo taleefoon kula hadlay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal...

DF oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Koox TikTok u adeegsanaysay iibinta khamriga oo lagu qabtay Gobolka Bari

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland ayaa shaaciyay...

Uganda oo sheegtay in Ciidamadeedu sii Joogayaan Soomaaliya

Wasiirka Difaaca iyo Arrimaha Ciidamada Uganda, Kiryowa Kiwanuka, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles