Tuesday, February 17, 2026

Golaha shacabka oo la horkeenay Mooshin ku saabsan 14 October in loo aqoonsado maalin Xusuus Qaran ah

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta la horgeeyay mooshin ku saabsan in 14ka October loo aqoonsado Maalinta Xusuusta Qaranka ee dhibanayaasha argagixisada ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ku dhintay xasuuqii Zoobe ee 2017.

Xildhibaanada soo jeediyay mooshinka ayaa sheegay in maalintaas ay tahay mid qaran oo lagu xasuusanayo dhibaatada argagixisada, iyadoo Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir uu codsaday in qaraar rasmi ah laga soo saaro soojedinta.

Xildhibaan Maxamed Haaruun ayaa akhriyay mooshinka, iyadoo xildhibaanada ka qaybgalay ay muujinayaan taageero ku aaddan in maalintan sannad walba loo xuso dhibanayaasha argagixisada.

Mooshinkan ayaa ujeedadiisu tahay in Soomaaliya ay yeelato maalin qaran oo xasuus leh, si loo sharfayo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhintay weerarrada argagixisada.

WARARKII KALE

Farmaajo oo ku baaqay in Bisha Ramadaan loo gurmado dadka danta yar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qoraal...

Sacuudi Carabiya oo ku dhawaaqay in Berri ay tahay Ramadaan

Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi...

Madaxweyne xasan sheekh oo kulan la qaatay xubnaha golaha mustaqbalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiir Fiqi iyo masuuliyiin kale oo maanta tagay Shabeellada Hoose

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan...

MW Turkiga oo maanta tagaya Itoobiya

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta la filayaa...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirka ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles