Tuesday, July 7, 2026

Sacuudi Carabiya oo ku dhawaaqay in Berri ay tahay Ramadaan

Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Arbacada ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan 2026

War uu baahiyay telefishinka rasmiga ah ee Sacuudiga Al-Ikhbaariya, oo soo xiganaya Qasriga Boqortooyada, ayaa lagu sheegay in Maxkamadda Sare ay sheegtay in talaadada maanta ah ay bisha shacbaan kudhamaatay 29 halka bari oo Arbaca ahna ay tahay maalinka 1-aad ee si bisha barakeysan ee Ramadaan, kadib markii la xaqiijiyay aragtida bisha.

Dhanka kale, dalalka Imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa iyaguna shaaciyay in Arbacada ay tahay maalinta koowaad ee Ramadaan, kaddib markii gudiyadooda aragtida bisha ay si rasmi ah u xaqiijiyeen bilashada bisha Ramadaan.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli war soo saarin.

WARARKII KALE

 Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 06 07 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Madaxweynaha JFS oo waddo cusub ka dhagax dhigay Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

26 qof ayaa ku dhimatay rabshado ka dhacay xabsi ku yaal Sri Lanka

Rabshado ka socday labo maalmood xabsiga Negombo, oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh”Dadka Soomaaliyeed waxay direen fariin doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles