Sunday, August 16, 2026

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo waqti dheeraad ah ku daray is diiwaan gelinta Ururada Siyaasada

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa ku adkaystay inay doorashooyin dadweyne qaban doonaan bisha June ee sanadka 2025.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyey inay doorashadaan ka qaban doonaan Degmooyinka Koonfurta & bartamaha dalka, lana diyaariyey dhammaan macluumaadkii aasaasiga u ahaa doorashada, sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kalena, guddoomiyaha ayaa sheegay inay muddo 21 cisho ah ku kordhiyeen waqtiga diiwaangelinta ururada siyaasadda, oo weli gaabis kujirto hawshoodu.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 15 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee cusub oo maanta ku guddoomiyay shirka Golaha Shacabka

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga...

Xamsa oo taleefoon kula hadlay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhambaal...

DF oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Koox TikTok u adeegsanaysay iibinta khamriga oo lagu qabtay Gobolka Bari

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland ayaa shaaciyay...

Uganda oo sheegtay in Ciidamadeedu sii Joogayaan Soomaaliya

Wasiirka Difaaca iyo Arrimaha Ciidamada Uganda, Kiryowa Kiwanuka, ayaa...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles