Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari oo gaaray Muqdisho

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad gobolleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Dr. Aadan Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Guddoomiyaha iyo Adiga ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si weyn ugu soo dhoweeyay xubno ka tirsan labada Golle ee Dowladda Federaalka.

Dr. Aadan Cabdullaahi, Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo dhoweynta ka dib warbaahinta la hadlay, isagoo marka hore ka mahadceliyay soo dhoweynta diiran ee loo sameeyay, wuxuuna sheegay in Dowlad Gobolleedka Waqooyi Bari uu yahay maamul cusub oo ku soo biiray maamul Gobolleedyada dalka.

“Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari waa Dowlad cusub oo kusoo biirtay Maamul Gobolledyada Dalka ka jira kuna timid rabitaanka shacabka”.

Waa markii ugu horeysay oo uu Guddoomiyaha safar ku yimaado magaalada Muqdisho tan iyo doorashadiisii oo dhacday 23- Agoosto 2025.

WARARKII KALE

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar 24 08 2026

Halkaan hoose ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radiojowhar Warka...

Maxkamadda Sare oo laashay Natiijadii doorashada Galmudug iyo amartayna in dib loogu Celiyo

Maxkamadda Sare ee Federaalka ayaa maanta xukun ka soo...

Puntland oo digniin Culus ka soo saartay Lacagaha Madax-furashada ee Burcad-badeedda

Maamulka Puntland ayaa digniin ka soo saaray bixinta lacagaha...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo hor leh geyaay Baydhaba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska...

Trump oo Fariin u diray Canada

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Kanada ay...

R/Wasaaraha UK oo safarkiisii ugu horreeyey ee dibadda ah u baxaya

R.a’iisul Wasaaraha UK Andy Burnham ayaa Isniinta booqanaya Kyiv,...

NAGU SOO BIIR

16,000FansLike
523FollowersFollow
352SubscribersSubscribe

Latest Articles